Xikmado

Run sheeguhu madhaarto Kan isku kalsoon na isma muujiyo. xikmado

Run sheeguhu madhaarto.  Kan isku kalsoon na isma muujiyo. Kan daacadi na Kama murugo.    Kana waxa jecel na Kama caajiso.   Muhiim ma'aha inaad leedahy saaxib aad ku dayato waxaa kuugu filan inaad leedahay saaxib kaaga fikira sida naftiisa uga fi…

Xikmado cajiib ah,xikmado dhiirigalin ah

1.walbahaarku ma dhameeyo murugta beri balse wuxuu dhameeyaa xooga maanta 2.waad ku faraxdaa marka aad la soo baxdo dhamaan dadaalkaga si aad u caawiso qof  lakiin marka aad adiga caawimad u baahatid ma heleysid qof dhankaga u soo milicsada 3.Xaqiiqad…

That is All