Xikmado cajiib ah,xikmado dhiirigalin ah

1.walbahaarku ma dhameeyo murugta beri balse wuxuu dhameeyaa xooga maanta



2.waad ku faraxdaa marka aad la soo baxdo dhamaan dadaalkaga si aad u caawiso qof  lakiin marka aad adiga caawimad u baahatid ma heleysid qof dhankaga u soo milicsada


3.Xaqiiqadu waa sida qorraxda oo kale, afka waad ka xidhan kartaa in muda balse kuma dhiiran kartid in aad runta qariso

4.Casharada qaarkood lama baran karo, balse waxay si fudud u baahanyihiin in buug iyo qalin loo qaato


5.Waxaan diyaar u ahay in aan seexdo weligay, hadii aad rabto in aad ii ahaato riyadeyda

6.Dadka Qalbiga fiican wax badan bay dadka caawiyaan, wax badan bay bixiyaan, si dhab bay wax u jeclaadaan hadana waxaa soo gaara waxyeelada ugu badan, waxayna awoodaan inay ku qariyaan kun dareen oo murugo ah hal dhoolacadeyn oo farxad ah

7.Ku qanacsanow waxa aad heysato, hana ka fakirin waxa aadan heysan. Waxa aad heysato waxa ay ka timi nimcada Alle, waxa aadan heysan oo kaa maqan waxa ay ku timi Xikmada Alle


8.Mararka qaar dad kaa fog kumanaan mile, ayaa ku siin kara farxad aadan ka heli karin kuwo dhinacaaga jooga

9.Ha quusan, quusashadu waa inaad ka gaalowday naxariistii Rabbi




10.Cabirka Shumaca waa kala duwanaan karaa laakiin waxay bixiyaan iftiin isku mid ah, ma aha Halka aad joogto iyo derajada aad leedahay laakiin waa Tayadaada & dadnimadadaada waxa kaa dhiga inaad iftiin u noqoto Umada


11.Xumaan ama wanaag wax waliboo sameesid waad heli doontaa
Iyadoo hal qaab ama qaab kle ah taasoo kuu macneen doonta 
Sababta uu dhulka uyahay mid wareego.

12.ninka dhabta ahi madaryeeli doono taariqdaadii hore
Hadii uu waqti xaadirka lajoogo uu ka fekero mustaqbalka.

13.dhamaanteen waxaan ku noolnahay hal aduun
Balse mar qura mawada aragno qoraxda.

14.ma ilaalin kartid labo arin hal waqti gudaheed
Hadii aadan go'aan sameeyn waad lumin labada arin.

15.dadka wey kusalaami doonaan kula tartami doonaan
Ku nici doonaan kuna jebin doonaan balse difaacaagu 
Waxuu ka rurjumi doonaa shaqsiyadada iyo sidey dadka kuu arkaan.

16.balantoo aan kabaxno waxey horseedi kartaa xusuutoo 
Nalaga dhaawaco.

17.dadku waxa ay heysteen kaliya waxey ogaadaan markey 
Lumiyaan,sidaas darteed heeso waxaaga hana lumin waligaa.

18.ugu dambeyntii kala baro dadka waxaad arki doontaa
Cida saxda ah ama Beenta ah,kan qatar ugelin kara naftiisa
Adiga dartaa.


19.jacel la,aaan waxbo madareemno, riyo la,aan guul magaari karno
Rabi la,aanne, aduunkaan majireen.



20.waxaa laga yaabaa  inan noqon waayo qof dhammaystiran 
Lakin mar walibo waan ahay anigii.

 


Previous Post Next Post