Erayo jacel gaagaban kuwasoo soo jiidasho leh english to somaali

 

 
I wanna lifetime with you.
Waxaan rabaa nolosha oo idil inan kula joogo
I need you by my side.
Waxaan doonayaa garabkeyga inad ahaato.
My love for you is unconditionally and eternal.
 Jacelka aan kuu qabo waa mid shuruud la'aan ah oo waaraya. 

How could I life with out you.
Sidee kunoolaan karaa adiga la'aantaa.
My heart is in your hands.
Qalbigeygu wuxuu kujiraa gacmahaaga
I never knew love until I met you. 
Jacel ma aqoon ilaa aan kula kulmay. 
I can give up Everything, just to be with you
Wax walba waan ka tanaasuli karaa , kaliya si aan adiga kula joogo.

 I can not stop thinking about you. 
Majoojin karo kafikirkaaga.
Words can not express the deep  love that I feel for you.
Erayada maqeexi karaan jacelka qotada dheer ee aan kuu qabo. 
The sound of your voice gives me great happiness
Dhawaqa codkaada wuxuu isiiyaa farxad aad u weyn.
I proud you. 
Waan kuugu faanaa.

You taught me what true love is. 
Waxaad I bartay waxa uu yahay  jacelka
dhabta   
I want to be with you at rest of may life. 
Waxaan rabaa nolosheyda inta kadhiman inan adiga kula jiro.
 I want to be your last love.
Waxaan rabaa inan noqdo jacelkaada ugu dambeeyay. 

Don't leave me alone forever. 
 Kali  haiiga tagin abid. 
I will always be honest for you. 
Mar walba daacad ayan kuu ahaan doonaa.
I love you more than everything.
Wax walba waan kaa jeclahay. 
Keep your self to me Naftaada ii ilaali.





Previous Post Next Post