WAXAGARAD
Ku Soo Dhawoow Website-keena
Website-kan wuxuu si gaar ah diiradda u saaran yahay barashada luqadda Ingiriisiga, isagoo bixiya casharro fudud oo qof walba si sahlan u fahmi karo. Waxaan sidoo kale daabacnaa erayo jacayl, xikmado qiimo leh, oraahyo dhiirrigelin leh, iyo sawirro bilaash ah oo ay booqdayaashu ka faa'iidaysan karaan.
Ujeeddadayadu waa inaan ka caawinno dadka Soomaaliyeed inay horumariyaan aqoontooda Ingiriisiga, iyagoo helaya casharro tayo leh oo ka kooban grammar, vocabulary, speaking, writing, iyo qaybaha kale ee muhiimka ah ee luqadda Ingiriisiga.
Established Date
April 15,2024
BY: MOHAMMED ABDIRAHMAN HUSSEIN (MOHAMMED DIIRIYE)