PRESENT CONTINUOUS TENSE (Xilliga Socda)

1. Waa maxay Present Continuous?
Present Continuous Tense waa xilli loo isticmaalo marka fal uu hadda dhacayo isla waqtiga la hadlayo ama uu socdo waqtigan xaadirka ah.
Af-Soomaali ahaan waxaa loo yaqaan:
Fal hadda socda
2. Goorma la isticmaalaa?
Present Continuous waxaa loo isticmaalaa:
1. Fal hadda dhacaya
Wax hadda la samaynayo
2. Fal soconaya waqtigan
Wax weli socda oo aan dhammaan
3. Qorshe dhow (mararka qaar)
Wax la qorsheeyay mustaqbalka dhow
3. Qaab-dhismeedka (Structure)
Formula:
Subject + am/is/are + verb + ing
4. Isticmaalka am / is / are
I → am
He / She / It → is
You / We / They → are
5. Tusaalooyin
I am eating
(Waxaan cunayaa hadda)She is reading
(Iyadu way akhrinaysaa)They are playing
(Iyagu way ciyaarayaan)He is sleeping
(Isagu wuu hurdaa)
6. Jadwal fudud
| Subject | Verb to be | Example |
|---|---|---|
| I | am | I am working |
| He | is | He is working |
| She | is | She is working |
| It | is | It is raining |
| You | are | You are working |
| We | are | We are working |
| They | are | They are working |
7. Erayada -ing
eat → eating
go → going
play → playing
read → reading
write → writing
8. Khaladaadka caadiga ah
Qalad:
I is eating
He am going
Sax:
I am eating
He is going
9. Su’aal iyo jawaab
Question:
What are you doing?
Answer:
I am studying
(Waxaan baranayaa)
BY WAXAGARAD
Present Continuous Tense waa xilli lagu muujiyo falka hadda socda. Waxaa lagu dhisaa:
am / is / are + verb + ing